Month: August 2017
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (13=08=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Maxamed Qeysi Xasan Maxamed:- .

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Guddi loo magacaabay Khilaafka Golaha wakiilada Maamulka Somaliland

Hargeysa–KNN–Xildhibaanada Golaha wakiilada ee Maamulka Somaliland oo qaar ka mid ahi maanta warbaahinta kula hadleen Magaalada Hargeysa waxay sheegeen in guddi ka kooban.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{13-08-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Tafsiir

War Deg Deg ah:-Diyaaraddii sidday Sheekh Muqtaar Rooboow oo Muqdisho soo caga-dhigatay

Diyaaraddii sidday Sheekh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Masuur islamarkaana ka soo qaaday Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa Goor Dhow ka soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Maanta hortagay Xildhibaanada Golaha Shacabka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Maanta oo Axad ah hortagay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya,waxaana Xildhibaanada ay Su’aalo ka weydiiyeen.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

War Deg Deg ah:- Sheekh Muqtaar Roobow oo lagu wado in la keeno Magaalada Muqdisho

Warar lagu Kalsoon yahay oo ay heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wadaadka lagu Magacaabo Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

War Deg Deg ah:- Wasiirro ka tirsan Maamulka Hirshabelle oo Iscasilay

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in Goor Dhow ay Iscasileen Wasiirro ka tirsan Xukumadda Madaxweynaha Hirshabelle Cali.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{13-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE{13-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Sports

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (13-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:- Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-.

Read More