Day: September 16, 2017
Uncategorized

Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle oo Maanta ka dhaceysa Magaalada Jowhar

Jowhar–KNN– Waxaa lagu wadaa Maanta oo Sabti ah in Doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabelle ay ka dhacdo Magaalada Jowhar oo ah Caasimadda Maamulka.

Read More
Uncategorized

Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda oo Xalay lagu dilay Degmada Afgooye

Afgooye–KNN– Koox Bastoo;ado ku Hubeysan ayaa Xalay Labo Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda ku dishay Suuqa Qaadka lagu iibiyo Ee Degmada Afgooye,waxaana.

Read More
Uncategorized

Ahlusunna oo Xir Xirtay Odayaal la Kulmay Al-shabaab

Dhuusamareeb–KNN– Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Ahlusunna ay Xabsiga dhigeen Odayaal Shir kula yeeshay.

Read More