Day: September 16, 2017
Uncategorized

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo goor-dhaw bilaabatay.

Jowhar-KNN-Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo ay ku tartamayaan ilaa 8 Murashax ayaa goor-dhaw ka biaabatay magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle. Wariyaha Idaacadda.

Read More
Uncategorized

Taliyaal Ciidan oo goor-dhaw gaaray Goobihii lagu dagaalamay.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa Idaacadda Kulmiye u xaqiijiyay in Taliyaha Xoogga Dalka Gen Axmed jimcaale “Cirfiid” iyo Gudoomiyaha.

Read More
Uncategorized

Faah faahin dagaalkii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo deegaanka Haanta-dheer oo ku yaala wadda Warshadaha ee Magaalada Muqdisho oo ay saakay Aroortii hore ku dagaalamayn.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (16-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali Suxeyfa}:- Farsamadii:–Maxamed Dalal maxamuud:-.

Read More
Uncategorized

Golaha Ammaanka QM oo cambaareeyay tijaabadii Kuuriyada Waqooyi

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si xooggan ugu cambaareeyay Kuuriyada Waqooyi inay sameysay wax uu goluhu ugu yeeray tijaabo gantaal oo daan-daansi.

Read More
Uncategorized

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo DFS ku Cadaadinaya in ay Xiriirka u jarto Qadar

Macluumad qarsoodi ah oo ay heshay jariidada Al-badiil ayaa sheegaysa in Dowladda Soomaaliya ay wajahayso cadaadis xoogan si looga saaro mowqifyada ay ka.

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo la Wareegay Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo

Ceel-waaq–KNN–Wararka ka imaanaya Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Al-shabaab ay la Wareegeen Guud ahaan Gacan ku haynta Degmada Ceel-waaq ee.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (16-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku Dagaalamay Degmada Hodan

Muqdisho–KNN–Dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan Dowladda ayaa Saakay ka dhacay Qeybo ka mida Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho,gaar ahaan Haanta-dheer Xeradii.

Read More
Uncategorized

Xildhibaannada Kurdiyiinta oo haa ugu codeeyay aftida madaxbannaanida

Baarlamaanka Kurdiyiinta Ciraaq ayaa waxa ay u codeeyeen in la taageero afti loo qaado madaxbannaanida, walow caalamka oo dhan uu arrintaasi ka soo.

Read More