Day: September 16, 2017
Uncategorized

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Guddiga Taakuleynta Ciidamadda Qalabka Sida.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada Qalabka, waxana kulankani.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-:Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle oo la doortay

Jowhar-KNN-Doorashadii Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo goor-dhaw la soo gaba-gabeeyay ayaa waxaa ku guuleestay Maxamed Cabdi Waare oo ka adkaaday Daahir Cabdulle Caawale. Dabaal.

Read More
Uncategorized

Shacab Muqdisho ka dhigay Banaanbax looga soo hor-jeedo dagaalkii ka dhacay degmada Hodan.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah Shacabka ku nool degmooyinka Hodan iyo Deyniile ayaa maanta banaanbax ka hor dhigay goobihii lagu dagaalamay oo ay xiliga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{16-09-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(16-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (16-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (16-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare: Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo ka baxay degmada Ceel-waaq oo ay saakay qabsadeen.

Ceel-Waaq-KNN-Ciidamada amaanka maamulka Jubbaland ayaa dib ugu laabtay degmada Ceel-waaq ee gobalka Gado ka dib markii ay halkaasi ka baxeen dagaalamayaasha Al-Shabaab. Ciidamada.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah: Labo Murashax oo ka tanaasulay doorashada wareegga 2aad ee Madaxweynaha Hirshabeelle.

Jowhar-KNN-Murashaxiinta kala Cabdi Faarax Laqanyo iyo  C/naasir Xaaji Shirwac ayaa goor-dhaw ku dhawaaqay in ay ka tanaasuleen tartanka wareegga 2aad ee doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle.

Read More
Uncategorized

Wareegga 1aad ee doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo la soo Gaba-gabeeyay.

Jowhar-KNN-Wareegga 1aad ee doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa la soo gaba-gabeeyay waxaana u soo gudbay wareegga xiga ilaa afar Murashax halka afar kalane.

Read More