Day: September 20, 2017
Uncategorized

Madaxweyne Waare oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii gobalka Hiiraan.

Beledweyne-KNN-Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeelle ee doorashadiisa laga joogo afar maalmood oo kaliya ayaa shalay xilkii ka qaaday Gudoomiyihii maamulka gobalka Hiiraan ee.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (20-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah: Qarax goor-dhaw ka dhacay degmada Boondheere.

Muqdisho-KNN-Waxaa goor-dhaw Qarax xoog leh uu ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Xaafadda Maana-boolyo dhinaca degmada Boondheere ee gobalka Banaadir waxaana ku dhintay Alle ha.

Read More
Uncategorized

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho, waxa uuna kulankaan uu ka yimid yahay kulamada.

Read More
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in loo diiday Codkii ay ku laheyd Shirka Golaha Guud ee Q.M.

Muqdisho-KNN-Abuukar Daahir Cusmaan “Abuukar Baalle” oo ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya Q.M. ayaa beeniyay in ay Soomaaliya Lumisay Codkii ay ku laheyd Shirka.

Read More
Uncategorized

Gudoomiye Laameed lagu dilay degmada Hodan.

Muqdisho-KNN-Koox dabley ah oo hubeysan ayaa Xalay Xaafadda Taleex ee degmada Hodan ku dilay Gudoomiye Laameed ka tirsnaa Maamulka Degmada Hodan ee Dowladda.

Read More
Uncategorized

Soomaaliya oo loo diiday in ay ka codeeyso Shirka Golaha Guud ee QM.

Muqdisho-KNN-Dowladda Soomaliya ayaan Sanadkaan Helidoonin Codkii ay ku lahayd Shirka Golaha guud ee QM, Sababo la xiriira in aysan Bixin Qaaraanka QM. Sadax.

Read More