Day: September 21, 2017
Uncategorized

Wakiilka Midawga Afrika oo sheegay in ay Korortay Carruurta Soomaaliya lagu Askareeyo

Wakiilka Midawga Afrika u qaabilsan  arrimaha Soomaaliya danjire Francisco Madeira, oo la hadlayay illaa 60 sargaal oo Soomaali ah oo tababar loo soo.

Read More
Uncategorized

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya Wadamada Khaliijka

Muqdisho–KNN–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{21-09-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(21-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Kuuriyada Waqooyi” Hadalka Trump “eey ciyay kama duwana”

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Qarax Miino la beegsadeen Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo marayay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (21-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:- Maxamed Dalal.

Read More
Uncategorized

Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo lagu Weeraray Gobolka Shabellaha Dhexe

Mahaddaay–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Qarax Miino la beegsadeen Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo.

Read More
Uncategorized

Kulan uu Maanta Hogaan ku Dooran lahaa Guddigii loo xilsaaray Kiiska C/kariin Qalbi-dhagax oo dib u dhacay

Muqdisho–KNN– Warar ay heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dib u dhac ku yimid kulan ay Maanta Hogaan ku dooran.

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo la sheegay in ay isku balaariyeen Degaanno ka tirsan Gobolada Dhexe

Guriceel–KNN– Wararka ka imaanaya Degaanada Ahlusunna ee Gobollada Dhexe ayaa sheegaya in Degaanno hoosyimaada Magaalada Guriceel ay isku Fidiyeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab..

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (21-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xasan Maxamed Aweys ;- Farsamadii:- Maxamed.

Read More