Day: September 21, 2017
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali Suxeyfa}:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Hirshabeelle oo sheegtay in Dowladda Soomaaliya ka joojisay diyaaradii qaadka keeni jirtay Jowhar.

Jowhar-KNN-Sabriye Cusmaan Toxobow Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Hirshabelle  oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay joojisay diyaaradii.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta ku wajahan Beledweyne.

Jowhar-KNN-Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo sheegayo in maanta magaalada Beledweyne uu ku wajahan yahay Madaxweynaha Cusub.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Xasilinta oo Xalay Howlgalo ka sameeyay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Xaslinta magaalada Muqdisho ayaa xalay Howlgalo xoog leh ka sameeyay Xaafado ka mid ah degmada Shibis ee gobalka Banaadir, waxaana lagu soo.

Read More
Uncategorized

Akhriso-:Galmudug oo Taageertay Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka.

Cadaado-KNN-War-qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada KMG ah ee magaalada Cadaado ayaa looga hadlay Mowqifka Galmudug ee ku aadan khilaafka u dhaxeeya.

Read More