Day: September 24, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (24-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Q.M.

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Kheyrre R’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan Magaalada New York ee Dalka Maraykanka ayaa la kulmay Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres.

Read More
Uncategorized

Galmudug”Waxaan Puntland ka difaaceyna Shacabka ay ku dileyso Bariga Mudug.

Gaalkacyo-KNN-Taliyaha Gobalka Mudug ee Maamulka Galmudug Hasan Faarax Kaarshe oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Puntland ay weeraro.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta ku wajahan degmada Jalalaqsi

Jalalaqsi-KNN-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan oo ka mid ah.

Read More
Uncategorized

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho oo shaqo bilaabay 27 Sano ka dib + SAWIRO.

Muqdisho-KNN-Soomaaliya oo muddo dheer u soo taagneed dagaal iyo fowdo oo ay ku weysay kumanaan Shacab ah ayaa sanadihii ugu danbeeyay sameysay hormar.

Read More