Day: September 27, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{27-09-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Xildhibaanadii Maanta tagay Magaalada Cadaado Ee Galmudug

Cadaado–KNN– Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa Maanta tagay Magaalada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud islamarkaana ah Xarunta KMG Dowlad Gobolleedka.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(27-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (27-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:- Maxamed Dalal.

Read More
Uncategorized

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Cadaado

Cadaado–KNN– Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Goor dhow ka dagay Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Galmudug,kuwaas oo ku baxay Xal u raadinta Khilaafka.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (27-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:- Maxamed Dalal.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-: Koox hubeysan oo goor-dhaw Labo Qof ku dilay degmada Xamar-weyne.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan Labo qof ayaa ku dhintay hal qof oo kalane waa  ku dhaawacmay kadib markii Koox hubeysan ay rasaas ku furtay Gaari.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (27-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali Suxeyfa} Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo Goor Dhow u duulay Magaalada Cadaado

Muqdisho–KNN– Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo isugu jira Labada Aqal ayaa Goor dhow ka Dhoofay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho,waxaana ay ku.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Madaxweynaha Hirshabelle oo ku baaqay in Xal laga gaaro Xiisadda Galmudug

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xiisadda Siyaasadeed ee ka dhex jirta Maamulka Galmudug,waxaana uu ku.

Read More