Month: November 2017
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (29-11-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Xasan Qeys :-  Farsamadii:-Maxamed Dalal .

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (29-11-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Cabdisalaam Cumar  ;- Farsamadii:-Maxamed Axmed.

Read More
Uncategorized

Akhriso-Magacyada Golaha Wasiirada ee Maamulka Hirshabeelle

Jowhar-KNN-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magacaabay Golahiisa wasiirada oo ka kooban 57 wasiir kuwaas oo u badan dhalinyaro qorba joog.

Read More
Uncategorized

Mukhtaar Roobow oo gaaray Degmada Xudur ee Xarunta Bakool.

Xudur-KNN-Shiikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu-mansuur ayaa maanta gaaray magaalada Xudur ee xarunta gobalka Bakool waxaana socdaalkiisa ku wehliya Xildhibaano, Saraakiil Ciidan iyo Wasiirkii.

Read More
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerar ay Ciidanka Xoogga ku qaadeyn Saldhig ay ku sugnaayeen Al-shabaab.

Afgooye-KNN-Wararka naga Soo gaaraya Deegaanka baladul-amiin oo hoostaga degmada Afgooye ayaa sheegaya in Ciidanka Xooga Dalka ay saakay howlgal ay ka fuliyeen deegankaasi,iyagoona.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah -: Golaha Wasiirada ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay.

Jowhar-KNN-Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Goor-dhaw ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada oo maalmahaan la hadal haayay. Golaha wasiirada ee Hirshabeelle ayaa ka kooban.

Read More
Uncategorized

Golaha wasiirada hirshabelle oo la sheegay in 48 saac gudahooda lagu dhawaaqi doono.

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya magaalada jowhar ee gobalka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in madaxweynaha hirshabelle uu wado qaban-qaabadii ugu dambeysay ee lagu soo .

Read More
Uncategorized

Galmudug oo wado qorshihii ay ugu hortagi laheyd Shabaabka ku soo qul-qulaya deganada galmudug.

Muqdisho-KNN-Wasiirka ku xigeenka Amniga ee Maamulka galmudug Mahad Xasan Maxamed oo la hadlay Idaacadda kulmiye ayaa sheegay in Dagaalamayaal badan oo ka tirsan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (29-11-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Raggii Garasbaalay ku dilay Haweeney waayeel ah oo la qabtay

Garasbaalay-KNN-Guddoomiyaha Deegaanka Garasbaalay C/raxmaan Garyare ayaa sheegay in la soo qabtay rag looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxdii habeen hore.

Read More