Month: November 2017
Barnaamijyo Tafsiir

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (29=11=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Xuseen Cabdulle Maxamed Iyo Cabdiwahaab.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{29-11-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Xafso.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{29-11-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{29-11-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Mid kamid ah Golaha Wasiirada cusub ee Hirshabelle oo is casilay

Jowhar–KNN–Wasiiru Dowlaha Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Hir-Shabeelle Ismaaciil Maxamed Culusow oo ka mid ahaa liiska golaha wasiirada ee maanta loogaga dhawaaqay magaalada Jowhar.

Read More
Uncategorized

Xaaladda Magaalada Boosaaso oo Maanta kacsan iyo Ganacsigii oo xiran

Boosaaso–KNN–Waxaa xiran in badan oo kamid ah ganacsiga magaalada Bosaaaso, shirkadaha waaweyn ayaa  albabada u xirey xarumahoodi ganacsiga, sidaas si lamid ah waxaa.

Read More
Uncategorized

AMISOM iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay Duleedka Degmada Qoryooley Ee G/Sh.Hoose

Danow–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan inta u dhaxeysa Degmada Qoryooley iyo Degaanka Danow oo ka wada tirsan Gobolka Shabellaha.

Read More
Uncategorized

Kuuriyada Waqooyi oo sheegtay in ay Maraykanka duqayn karto

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in ay ku guulaysatay tijaabinta nooc cusub oo ah gantaallada ballistic loo yaqaanno ee qaaradaha isaga kala goosha, kaas.

Read More
Uncategorized

Puntland oo ka digtay Al-shabaab iyo Daacish in ay soo galaan Magaalooyinka Puntland

Garowe–KNN– Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa sheegay in ay hayaan Xog muujineysa in Al-shabaab iyo Daacish ay qaab dhuumaaleysi ah ku soo galayaan Magaalooyinka.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(29-11-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More