Day: December 19, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(19-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(18-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (19-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed:-  Farsamadii:-Daahir c/risaaq  Qoslaaye;-.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (19-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Cabdisalaam Cumar  ;- Farsamadii:-Daahir C/risaaq.

Read More
Uncategorized

Xildhibaano booqday Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur oo u xiran Dowladda.

Muqdisho-KNN-Xildhibaano ka tirsan Guddiga loo xilsaaray Kiiska Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa Xarunta nabad sugidda Qaranka ku booqday waxayna Idaacadda Kulmiye uga Warbixiyeen.

Read More
Uncategorized

Shir looga hadlaayo mideynta Canshuuraha Dalka oo maanta Kismaayo ka furmay.

Muqdisho-KNN-Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Soomaliya ayaa magaalada Kismaayo ka daah furay shir looga hadlayo Maaliyadda oo ay ka qeyb galayaan Wasiirada.

Read More
Uncategorized

Maraykanka oo ka hor yimid Qaraar laga keenay go’aankii magaalada Qudus ee Trump.

Muqdisho-KNN-Dowladda Maraykanka ayaa ka hor timid qaraar qabyo ah oo la horgeeyay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo ku saabsanaa go’aankii Maraykanka.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (19-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Shuceyb Maxamed Cali ;- Farsamadii:- Maxamud.

Read More
Uncategorized

Kenya oo Maxkamadda Caalamiga ah ee Heeg u gudbisay in Muranka Badda ee Soomaaliya lagu dhameeyo wadahadal.

Muqdisho-KNN-Dowladda Kenya ayaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda u gudbisay Jawaabteedii Dacwaddii Muranka Badda ee Dowladda Soomaliya ay ugudbisay Maxkamadda Sanadkii 2015. War.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo wada qorshe ay ku go’doominayaan Beladweyne.

Muqdisho-KNN-Xiisad u dhaxeysa Ciidamada Itoobiya iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa ka taagan duleedka magaalada Beladweyn ee xarunta gobalka Hiiraan sida ay soo sheegayaan saraakiisha.

Read More