Day: December 22, 2017
Uncategorized

Shir looga hadlayo Arimaha Dastuurka oo Maanta la filayo inuu ka furmo Magaalada garoowe.

Maanta oo Jimca ah ayaaa  la filayaa  in Magaalada Garoowe ee caasimadda  uu ka furmo Shirka dib u eegista Dastuurka Soomaaliya oo socon.

Read More
Uncategorized

Hay’ada Amnesty International oo sheegtay in qaxooti Soomaaliyeed ay markale dib ugu laabteen xeryaha kenya.

Sar ka tirsan hey’ada  xuquuda aadanaha ee Amnesty international oo la hadlay BBC ayaa  sheegay in qaxooti badan oo ka soo baxay dhadhaab.

Read More
Uncategorized

Qaramada Midoobay oo cod aqlibiyad leh ku diiday Aqoonsiga Trump ee Qudus

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa si wayn u taageeray qaraarka Maraykanka ugu baaqaya in uu ka laabto in uu Qudus.

Read More
Uncategorized

Gudoomiye Jawaari oo Warqad jawaab ah u diray Xerilaaliyaha guud ee qaranka(Akhriso).

Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) gudoomiyaha  golaha shacabka   ayaa u qoray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Dahir Warqad jawaab u aheyd.

Read More
Uncategorized

AMISOM oo si deg deg ah u dalbaday Taageero dheeraad si ay ula dagaalamaaan Shabaab.

Muqdisho-KNN-Madaxa Howlgallada midowga Africa see Amisom Francisco Madeira oo Wariyaasha kula hadlay Magaalada narobia ee xarunta wadanka kenya ayaa waxaa uu sheegay in.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (22-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Hirshabelle oo Xalay jowhar kula kulmay Xildhibaanada Maamulkaasi.

Jowhar-KNN-Maxamed Cabdi Waare  Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo  shalay dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee gobalka shabeelaha dhexe ayaa xalay Magaaladaasi kula kulmay qaar.

Read More
Uncategorized

Madaxa Xukuumada Galmudug oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Dagaalamayaasha Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan  oo horey u ahaa Madaxweynaha gobalada dhexe ee Ahlusuna hadana ah Madaxa Xukuumada galmudug oo saxaafada la hadlay.

Read More
Uncategorized

Madaxa Qaraxyada Al-Shabaab oo lagu dilay gobalka Shabeelaha hoose.

Muqdisho-KNN-Sida ay qortay wakaalada wararka Soomaaliyed ee Sonna saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee ku sugan gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay inay Dileen Madaxa.

Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha gobalka Banaadir oo codsaday in Amaankeeda lagu soo wareejiyo(Sawirro).

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha gobolka Benaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in ciidamada ammaanka ee gobolka Benaadir si toos ah loo hoos keeno maamulka gobolka.

Read More