Day: December 23, 2017
Uncategorized

Sirdoonka Kenya oo sheegay in Al-shabaab ay Bilaabeen Qorsheyaal Cusub oo Halis ah

Garissa–KNN–Saraakisha Ciidamada Kenya ayaa sheegay in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay dajiyeen Qorsheyaal halis ah oo dhanka Sirdoonka ah,sida laga soo xigtay Sirdoonka Kenya. Joseph.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (23-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

QM oo xayiraado cusub ku soo rogtay K/Waqooyi

Cod buuxa ayuu golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ku meel mariyey in xayiraado adag la saaro Kuuriyada Waqooyi, taasoo jawaab u ah tijaabadii.

Read More
Uncategorized

Guddoomiye Laameed Saakay lagu dilay Degmada Waabari Ee Gobolka Banaadir

Muqdisho–KNN–Dableey Bastoolado wadatay ayaa Saakay Degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir ku dishay Guddoomiye Laameed ka tirsan Maamulka Degmada Xamar-jajab. Dilka ayaa la sheegay.

Read More
Uncategorized

Lataliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya oo la Magacaabay

Muqdisho–KNN–CabdiSaciid Muse Cali oo ah Aqoonyahan ayaa loo magacaabay La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha, kaddib wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Farmaajo..

Read More
Uncategorized

Carruur ku dhimatay Qarax Miino oo kula kacay Duleedka Magaalada Mandheera

Muqdisho–KNN– Sida ay sheegeen Booliska Wadanka Kenya Shan Carruur ah ayaa ku dhimatay Qarax Miino oo kula kacay Degaan lagu Magacaabo  Kanyeri oo u.

Read More