Day: April 12, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (12-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (12-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

R/W Kheyre oo la kulmay Jawaari

Muqdisho-KNN-Ra`iisul wasaaraha xukumada fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Afhayeenkii golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa xalay qaatay kulan saacado socday. Ra`iisul.

Read More
Uncategorized

Ciidamada xooga dalka oo maanta u dabaal dagaya xuska 58 sano guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay

Muqdisho-KNN-Ciidamada xooga dalka ayaa maanta u dabaal dagaya Xuska 12ka April oo ah maalintii la aas aasay Ciidanka Xoogga dalka waxayna sanadkaan u.

Read More
Uncategorized

Hirshabeelle”caqabad ayaa naga haysata xalinta dagaal beeleedka ka socda Hiiraan”

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 20 ruux ayaa ku dhintay tiro Intaas ka badane way ku dhaawacmeen oo ah dhinacyadii dagaalamay dagaalaas oo ka dhacay deegaano.

Read More
News in English

Speaker Jawari to read his resignation in front of the parliamentary session

Mogadishu-KNN- Speaker of Somalia’s lower house parliament Mohamed sheekh Osman Jawari is expected to fully reign in front of the parliamentary session on Thursday..

Read More
Uncategorized

Jawaari oo hadal ka jeedin doono kulanka baarlamaanka ee maanta

Muqdisho-KNN-Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan kuleh xarunta Golaha shacbka ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenkii golaha Maxmed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa la filayaa in.

Read More