Day: April 12, 2018
Uncategorized

AKHRISO:-Khudbadii Jawaari maanta uu ka hor jeediyay xildhibaanada Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari guddoomiyaha xilka ka degaya ee Golaha Shacabka ayaa maanta mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ka hor jeediyay khudbad dhinacyo kala duwan.

Read More
Uncategorized

Soomaaliya”heshiiska Imaaraadka ee taba-barka ciidan wuxuu dhamaaday 2 sano ka hor”

Muqdisho-KNN-Sida ay qortay wakaaladda wararka Reuters mas’uul ka tirsan wasaaradda arrimaha dibbadda Soomaaliya ayaa sheegay inuu sanado ka hor uu dhamaaday heshiiskii ay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{12-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(12-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (12-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur  {Barakaat} Farsamadii:-Shariif Cabdulle.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah:-Jawaari oo hadda khudbad ujeedinaya G. Shacabka.

Muqdisho-KNN-Gudoomiyihii iscasilay ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa hada toos khudbad ugu jeedinaya Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya. Guddoomiye Jawaari ayaa ka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (12-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono :-Maxamed Cabdisalaan Cumar:- Farsamadii:-shaafici yuusuf.

Read More
Uncategorized

Beladweyn:-Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay derbi ku dumay dad hoos fadhiyay

Beladweyn-KNN-Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhintay todobo kalana waa ku dhaawacmeen kadib markii uu ku soo duumay darbi ku yaala suuqa.

Read More
Uncategorized

Wasaarada warfaafinta ee dowlada dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada oo ku shiraya Garowe

Muqdisho-KNN-Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiisa, ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda C/raxmaan Iidaan Yoonis oo  la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shirka Wasiirada.

Read More
Uncategorized

SAWIRRO:-Wasiir Oomaar oo kullan laqaatay Madaxda Shirkadda Turkiga Airlines

Muqdisho-KNN-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee xukumada fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Salaad “Oomaar” ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kullan kula leh.

Read More