Day: April 20, 2018
Uncategorized

Soomaaliya oo dalbatay in deenta laga Cafiyo, deeqna la siiyo.

Muqdisho-KNN-xubno wasiiro ah ayaa dowlada Soomaaliya ku matalayay shir caalami ah oo ka dhacay xarunta Bankiga Aduunka ee dalka Mareykanka. Shirka ayaa waxaa.

Read More
Uncategorized

Guddoonka golaha shacabka oo magacaabaya guddi qaban qaabiya doorashada Af-hayeenka golaha

Muqdisho-KNN-Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa waddo sidii ay u magacaabi la haayeen guddi ka shaqeeya qaban qaabada doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya. Kursigaan oo hadda.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay inay bilaabayaan canshuur qaadista Guryaha Muqdisho

Muqdisho-KNN-Xuseen Maxamed Nuur guyddoomiye ku xigeenka maamulka gobalka Banaadir dhanka maaliyada ayaa sheegay in dhawaan ay bilaabi doonaan canshuur aruurin lagu sameeyo guryahay.

Read More
Uncategorized

Janaraal Gorod oo la kulmay talisyadda ciidamada Afrika iyo Mareykanka

Muqdisho-KNN-Taliyaha ciidamada xooga dalka sarreeye gaas Cabdiweli Jaamac Gorod oo magaalada Abuja ee dalka Nageria kaga qeyb galayay shir weyne socday muddo sedax.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (20-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Booliiska Soomaaliland oo xabsiga dhigay Boqor Buur-madow

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliiska ee Soomaaliland ayaa xalay  xiray boqor Cusmaan Muxumad Maxamed (Boqor Buur-madow) oo lagu eedeeyay in uu sameeyay falal qaran dumis ah..

Read More