Day: April 21, 2018
Uncategorized

Xuutiyiinta Yeman oo taageeray Soomaaliya, digniina u diray Imaaraadka.

Muqdisho-KNN-Xubin ka tirsan kooxda Xuutiyiinta ah ee ka dagaalanta dalka Yeman ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xariirka aan wanaagsaneen ee ka dhaxeeya.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (21-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Shaafici yuusuf daahir:-.

Read More
Uncategorized

Guddoomiye Muudey” Waa la xaday dastuurkii saxda ahaa ee Soomaaliya”

Muqdisho-KNN-Cabdiweli Ibraahim Muudey oo ah Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha shacabka ee baarlamaanka soomaliya sii hayaha  gudoomiyaha golaha shacabka ayaa sheegay in.

Read More
Uncategorized

C/Qeybdiid”midnimo iyo wada jir dalkaan kama dhaceyso inta dad xaqooda la dafirayo”

Muqdisho-KNN-Kulan lagu sagootinayay gudoomiyayaahsa baarlamaanada ee maamul gobalaeedyada dalka ka jira iyo gudiyada madaxa banaan iyo midka baarlamaanka soomaaliya u qaabilsan dastuurka qabyo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

ONLF oo dalbatay in la siidaayo xubno ka tirsan Jabhadda oo Itoobiya u xiran

Muqdisho-KNN-Jabhadda ONLF ayaa xaqiijisay in dawladda Itoobiya ay xabsiga kasii daysay Bashiir Axmed Makhtal oo dalkaasi ku xirnaa tan iyo sannadkii 2006-dii. Bashiir.

Read More
Uncategorized

Taliska Booliiska Jubbaland oo ka hadlay halka ay mareyso baaritaanada ku aadan Askarii dilay xaaskiisa

Kismaayo-KNN-Taliyaha ciidamada Booliiska maamulka Jubbaland Maxamed Naasir Guuleed ayaa sheegay in ay cadaalad heli doonaan qoyska ay ka geeriyootay haweeney dhawaan Magaalada Kismaayo.

Read More
News in English

Highly Somalia shock Kenya in Cecafa U17 tourney.

The Kenya national Under-17 team on Friday suffered a shock 1-0 defeat to Somalia in the ongoing Council of East and Central Africa.

Read More
News in English

DP World should rethink port deals in Somalia: foreign minister.

Somalia’s foreign minister said on Friday that Dubai state-owned port operator DP World (DPW.DI) should reconsider its contract with the breakaway region of.

Read More