Day: April 27, 2018
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (27-04-2018)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye {27=04=2018

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (27=04=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo Farxiyo Xuseen.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha Ee Radio Kulmiye (27-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
News in English

Over 427,000 people affected by floods across Somalia

Mogadishu-KNN-At least 427,000 people have been affected by flooding due to heavy rains across Somalia in April, the Norwegian Refugee Council (NRC) said.

Read More
Uncategorized

Booliiska Soomaaliland oo rasaas ku furay dad dibax ka dhiyay Burco

Burco-KNN-Boqolaal dad ah ayaa isugu  soo baxay magaalada Burco ee gobolka Togdheer ee Soomaaliland kuwaas oo ka careysan xukunkii shalay maxkamada gobolka Maroodi.

Read More
Uncategorized

Ciidamo Ajaanib ah oo duleedka magaalada Kismaayo ku bur buriyay Saldhigyo Al-shabaab ay ku lahaayeen

Kismaayo-KNN-Wararka laga helayo duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Juba-land ayaa sheegay in ciidamo isugu jiro Amerikan, Kenyaan iyo kuwa.

Read More
Uncategorized

Wasaarada Qorsheynta Soomaaliya oo sedax qodob kala hadashay IGAD

Muqdisho-KNN-Xubno ka socda Wasaaradda Qorsheynta xukumadda fedraalka Soomaaliya iyo wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD oo ku kulmay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(27-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (27-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Maxamed Ibraahim ;-.

Read More