Day: April 27, 2018
Uncategorized

Xiisad Colaadeed oo ka taagan gobolka Galgaduud

Dhuusa-mareeb-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo wada daga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya..

Read More
Uncategorized

Ciidamada Jubaland iyo kuwa Kenya oo lagu weeraray duleedka magaalada Kismaayo

Kismaayo-KNN-Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weerar ku bilowday Qarax ay Al-Shabaab ku qaadeen Ciidamo ka.

Read More
News in English

Somalia and international partners discuss progress on Comprehensive Approach to Security

Mogadishu-Knn- Efforts to advance Somalia’s progress on the security front were the key topic at a high-level meeting of Somali authorities and international partners.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (27-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Madaxweynayaasha laba Kuuriya oo kulmay muddo tobaneeyo sano kadib

Muqdisho-KNN-Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un, ayaa sheegay in kulan madaxeedkii ugu horreeyey ee ay labda Kuuriya yeeshaan muddo toban sanadood iyo dheeraad ah,.

Read More
Uncategorized

Wasaarada amniga oo beenisay in hub laga bixiyay xerada J.Gordan lagu iibiyo Muqdisho

Muqdisho-KNN-Wasaarada amniga xukumadda fedraalka Soomaaliya ayaa beeniyay sax ahaan shaha hub la sheegay in laga bixiyay xerada tababarka ee Jeneraal Gordan ee magaalada.

Read More
Uncategorized

Maamulka G.Banaadir oo walaac ka muujiyay xaalada dadka Barakacayaasha

Muqdisho-KNN-Mas’uulliyiin sare oo ka socday Maamulka Gobolka Banaadir ayaa deeq gaarsiiyey qaar kamid ah xeryaha dhaca duleedka Caasimadda oo ku nool yihiin boqolaal.

Read More