Day: April 28, 2018
Uncategorized

Wasiir Islow iyo Taliyaashiisa oo kormeeray Kontoroolada Muqdisho laga soo Galo.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow iyo Taliyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xalay kormeeray Baraha Kontaroolada ee laga soo.

Read More
Uncategorized

Reer Beladweyne” Dowlad iyo dad hadii aan leenahay dhibkaan hanagala soo Gaaro! “

Beladweyne-KNN-Dhibaatada ka taagan magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa faraha ka sii baxeysa, kadib markii ay Xaafadaha magaalada buux dhaafiyeen Biyaha Fatahaadda.

Read More
Uncategorized

Qarax ka dhacay dhoobleey.

Dhoobleey-KNN-Wararka ka imaanaya degmada Dhoobleey ee gobalka Jubada Hoose ayaa soo sheegaya in qarax miino uu haleelay Gaari ay la socdeen Ciidamada Jubbaland..

Read More