Day: April 28, 2018
Uncategorized

DHAGEYSO:-Mid ka mid ah dadka ka barakacay Beladweyne oo ka sheekeynaya waxa ay la kulmeyn markii ay barakaceyn

Beladweyn-KNN-Mid ka mid ah dadka ka barakacay fatahaada uu sameeyay Webiga Shabeele ee ka barakacay magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kuna sugan.

Read More
Uncategorized

Mas`uuliyiin ka tirsanay maamulka dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya oo xilkooda kuwaayay rabshado dhacay

Jigjiga-KNN-Maalmihii ee la soo dhaafay ayaa dibadbaxyo looga soo hirjeedo maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxa ay ka dhacayeen deegano kamid ah kuwa.

Read More
Sports

Xidigo ka tirsan Kooxdda Barcelona oo ciyaaryahan Griezmann kula xiriiray aalada WhatsApp ‘

Muqdisho-KNN-Qaar katirsan Ciyaartoyda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay xiriir lasameenayaan Antoine Griezmann iyagoo farriin ugu diraya aalada WhatsApp ka si ay uga.

Read More
Uncategorized

R/W Kheyre oo daah furay shir looga hadlaya Xaalada dadka barakacay ee Beladweyne

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Kheyre Ra`iisul Wasaaraha xukumadda fedraalka Soomaaliya ayaa goor dhow magaalada Muqdisho ka furay shir deg deg ah oo looga hadlaya saameynta.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{28-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(28-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Sports

Arsene Wenger Oo Noqon kara Tababaraha Ugu Mushaharka Badan Aduunka.

Muqdisho-KNN-Macalinka katahaya kooxda Arsenal macalin Arsene Wenger ayaa lagu soo waramayaa inuu fursad u helay inuu noqdo tababaraha ugu mushaarka badan caalamka oo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (28-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-shaafici Yusuf.

Read More
Sports

Andres Iniesta oo xaqiijiyay inuu ka tagayo Barcelona.

Muqdisho-KNN-Andres Iniesta ayaa xaqiijiyay inuu ka tegi doono Barcelona dhamaadka xilli ciyaareedkan ka dib markii uu 22 sanno ku soo qaatay kooxda. Iniesta.

Read More
Uncategorized

UK oo ka qeyb qaadaneysa Olalaha Nadaafadda ee Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Xeebaha Soomaaliya oo ku wanaagsan Dalxiiska qaarkood waxaa yaala qashin waxyeelo ku reebay deegaanka iyo bilicda dhul-xeebeedka, waxaana hadda socda dalaalo qashinka looga.

Read More