Day: April 28, 2018
Uncategorized

Wararkii ugu dambeeyay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday Gaari nuuca loo yaqaano Borobox ayaa maanta ka dhacay Waaqoyga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Qaraxaasi Ismiidaaminta.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (28-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra.

Read More
Uncategorized

Qarax ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in goor dhow magaaladaas uu ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday.

Read More
Uncategorized

Mas`uul ka tirsan NISA oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax lagu xeray Gaari nuuca la yiraahdo PREMIO ayaa wuxuu ka dhacay degmada Waabari ee gobolka Banaadir, qaraxaas waxaa ku dhaawacmay, laba ruux.

Read More
Uncategorized

Shir dib u heshiisiin ah oo maanta ka furmay degmada Matabaan

Matabaan-KNN-Magaalada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa ka furmaya shir dib u heshiisiin ah oo lagu dhax dhaxaadinayo beelo walaalo ah oo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (28-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:-Shaafici Yuusuf Daahir:-.

Read More
Sports

Jose Mourinho “Waa uu nala joogi doonaa David de Ge xagaaga soo aadan”.

Muqdisho-KNN-Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday inaysan jirin fursad uu David de Gea kaga tegayo Old Trafford xagaaga soo aadan.

Read More
News in English

Mogadishu Hosts International Conference to Stop Illegal Charcoal Trade.

A conference for high-level officials will for the first time convene in Mogadishu for a milestone Government-led conference to stop the illegal trade,.

Read More
Uncategorized

Dowlada Soomaaliya iyo Hay`addaha gargaarka oo maanta ka arinsanaya xaalada fatahaada Beladweyne

Muqdisho-KNN-Kulan deg deg ah oo looga hadlaya xaalada bini`aadamnimo ee ka jirta magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kadib saameyntii ka dhalatay fatahaada.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (28-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More