Month: July 2018
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (31-07-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
News in English

UN renews mandate of AU mission in Somalia

Mogadishu-KNN-The United Nations Security Council on Monday adopted a resolution to re-authorize the deployment of the African Union (AU) peacekeeping mission in Somalia.

Read More
Somali News

Q M oo muddo kordhin u sameysay howgalka AMISOM ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Golaha Amaanka ee QM ayaa Cusbooneeysiiyay Waqtiga Ciidanka AMISOM ay Soomaaliya joogayaaan,waxaana la gaarsiiyay 31-ka May 2019 kadib Qaraar goluhu uu shalay gaaaray..

Read More
Somali News

R/W Kheyre oo maanta booqanaya magaalada Qardho

Qardho-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Qardho ee Puntland ayaa sheegaya in Ra`iisul Wasaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu maanta ku wajahan yahay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Muusa Biixi iyo Xubno ka socda Q.M iyo IGAD  oo kawada hadlay soo af jarida Colaada Tukeraq

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa  kulan gaar ah Waxaa uu  la  qaatay xubno  ka kala socda Q.M iyo urur-goboleedka IGAD,Waxaa ayna ka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo maanta tagaya Afgooye

Afgooye-KNN-Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu maanta gaarayo magaalada Afgooye. Dadka.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (30-07–2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (30=07=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cumar Maxamed Soomane iyo  Siciid.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo maanta soo gaba gabeeyay booqashii Eretrea

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi balaaran oo ku wehlinaayay booqasho qaadatay sedax Cisho oo ay ku joogeen dalka Erateriya.

Read More
Somali News

Akhriso:-War-murtiyadeed ku saabsan heshiiska ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Ereteriya

Muqdisho-KNN-Xili madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu ku sugan yahay magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya islamarkaana uu la kulmay madaxweynaha dalkaasi, ayaa.

Read More