Somali News

DHAGEYSO:-Shil Gaari oo khasaaro geystay oo ka dhacay Sh/dhexe

Jowhar-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in uu khasaaro ka dhashay shil Gaari oo maanta galinkii hore ka dhacay inta u dhaxeysa  Garsaale iyo Jowhar oo ka tirsan Shabeelaha dhexe.

Wariyaha Idaacada Kulmiye ee deegaanada Hirshabeelle ayaa warbixintaan kaga hadlaya khasaaraha ka dhashay shilkaasi Gaari iyo halka uu ka dhacayba.

Halkan ka dhageyso.