Day: August 1, 2018
Somali News

Jabuuti oo beenisay in Madaxweyne Geele uu Eritrea booqanayo.

Jabuuti-KNN-Mudooyinkaan waxaa jiray warar la isla dhex marayay warbaahinta bulshada kaas oo ku aadan in madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele uu booqasho ku.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (01-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali  Ibraahim Cabdullaahi :- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka qayb galaya 20 Sano Guuradda Puntland

Garawe-KNN-20 Sano guuradii kasoo wareegtay markii Puntland la aasaasay ayaa maanta laga xusayaa Magaaladda Garawe iyo magaalooyin kale oo maamulka ka tirsan. Ra’iisul.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (01-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Booliiska kenya oo Xiray Xarun dhaqan celin oo Dadka lagu jirdilo

Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa la sheegay in ay weerareen  xarun dhaqan celin sidoo kalena Dadka lagu Daweeyo Qur’aanka oo ku taalla xaafadda.

Read More
Somali News

Dadka Degmadda Yaaqshiid oo ka cabanaya Afduub ka dhan ah Caruurta

Muqdisho-KNN-Degmadda Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxaa kasoo ka taagan cabsi ay muujinayaan Dadka Degmadda oo ku aadan Caruur la Afduubtay. Cabsida ayaa kaliftay.

Read More
Somali News

Madaxii Maaliyada ee Al-Shabaab u qaabilsanaa afgooye iyo in ka badan 10 dagaalame oo la qabtay.

Afgooye-KNN-Saraakiisha Ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 11 Dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab kadib Howlgal ay ka sameeyeen Degmadda.

Read More