Day: August 8, 2018
Sports

Tottenham oo xidig ka doonaysa Aston Villa

Muqdisho-KNN-Tottenham Hotspur ayaa miiska soo saartay dalab ay kudoonayso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Aston Villa Jack Grealish. Aston Villa ayaa ka fiirsaneysa inay.

Read More
Sports

Arsenal oo lacag rikoor ah ku dooneysa xidig ka tirsan Barcelona

Muqdisho-KNN-Arsenal ayaa isha ku heysa inay 89 milyan oo ginni ku soo qaadato weeraryahanka Barcelona Ousmane Dembele taas oo ah lacag rikoor ah..

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{08-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (08-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo laga qabsaday deegaan ka tirsan Shabeelaha hoose

Qoryooleey-KNN-Ciidamada Xoogga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isgarabsanaya ayaa maanta waxa ay la wareegeen deegaanka Gaaywiroow oo ku yaalla duleedka degmada Qoryooleey ee.

Read More
Somali News

Jigjiga oo xaalkeedu deganyahay maanta

Jigjiga-KNN-Xaalad degenaasho ah ayaa maanta laga soo sheegayaa magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida, kadib dhoowr maalmood oo qalalaase uu halkaa ka.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (08-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Sports

Rasmi: Chelsea oo samaysay laba saxiix oo waaweyn

Muqdisho-KNN-Wararka ugu dambeeyay ka imaanaya London, Chelsea ayaa xaqiijisay labo saxiix oo cusub ka hor bilowga xilli ciyaareedkan, taasoo lagu dhawaaqi doono saacadaha.

Read More
Somali News

Maxaa kusoo kordhay qaraxyadii AMISOM lala beegsaday?

Muqdisho-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo is xig xigay oo ciidamo ka tirsan AMISOM lagu la beegsaday Isgooyska Soos ee degmada Heliwaa.

Read More
News in English

In Mogadishu, imported dairy cows jumpstart local milk industry

Mogadishu-KNN-Four Somali brothers have imported dozens of Holstein Friesian cows, the world’s top milk producing breed, hoping the high-risk strategy can build the.

Read More