Day: August 8, 2018
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (08-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra.

Read More
Somali News

Dhageeyso:-Galmudug oo weerar ku ah Shabaab

Dhuusamareeb-KNN-Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga Galmudug Mudane Mahad Xasan Maxamed oo la hadlay Raadiye Kulmiye ayaa waxa uu sheegay in dhawaan ay bilaabi.

Read More
Somali News

DEG DEG:-AMISOM oo qaraxyo lagula beegsaday Muqdisho

Muqdisho-KNN-Wararka aan ka heleeyno degmada Heliwaa ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa laga maqlay Sedex jug  xilli Ciidamda AMISOM ay isticmaalayeen Isgooska Soos..

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (08-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim :- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud:–.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (08-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Sports

Ac milan oo ciyaaryahan ka doonaysa Chelsea

Muqdisho-KNN-Kacaanka AC Milan ayaa sii socoda iyadoo Leonardo iyo Paolo Maldini ay kulamo dhowr ah oo kala duwan yeesheen tan iyo shalayto iyagoo.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo ka hadashay Khilaafka Sucuudiga Iyo Kanada

Muqdisho-KNN-Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya war ay soo saartay ayay ku sheegtay in ay garab taagantahay dowladda Sucuudiga. War qoraal ah oo wasaaraddu ay.

Read More
Somali News

OLF iyo Itoobiya oo heshiiyay

Casmara-KNN-Jabhadda Oromada ee lagu magacaabo OLF ayaa waxa ay heshiis la saxiixatay dowladda Itoobiya, kadib wadahadallo muddo socday. Heshiiskan ayaa waxa uu ka.

Read More