Day: August 11, 2018
Somali News

Shirka daahfurka golaha dhaqaalaha Qaranka oo Muqdisho ka dhacay.

Muqdisho-KNN-Wasaaradda qorsheeynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ayaa maanta waxa ay magaalada Muqdisho ku qabatay madal lagu furayay  shaqada Golaha dhaqaalaha qaranka, oo dhawaan.

Read More
Sports

Muxuu ku tilmaamay Unai Emery macalin Pep Guardiola

Muqdisho-KNN-Tababaraha kooxda Arsenal macalin Unai Emery ayaa qirtay in tababaraha Manchester City Pep Guardiola uu yahay tababare ka fiican isaga, iyadoo labada nin.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (11-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Somali News

Dhageyso:-Somaliland iyo Puntland oo dagaalamay

Sool-KNN-Wararka aan ka heleyno deegaan ku dhaw tuulada Tukaraq oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in.

Read More
Somali News

Duqeyn ka dhacday Gobolka Shabeelaha hoose

Leego-KNN-Diyaarado aan heybtooda la garan ayaa waxa ay duqeeyeen deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha hoose. Wararka la helayo ayaa waxa ay sheegayaan in.

Read More
Sports

Pogba “waxaan doonayaa inaan hanto koobab badan”

Muqdisho-KNN-Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa sheegay inuu u baahan yahay inuu ku guulaysto koobab badan kadib markii uu kooxdiisa.

Read More
Somali News

Mid kamid ah suuqyada Muqdisho oo xiran iyo dibax bax ka dhacay

Muqdisho-KNN-Warka aynu ka heleyno degmada Dharkiinley ayaa sheegaya in gabi ahaanba uu maanta xiranyahay suuqa degmadaasi ku yaalla ee suuq boocle lagu magacaabo..

Read More
Sports

Miyuu doonaya Luka Modric inuu sii joogo Real Madrid?

Muqdisho-KNN-Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Real Madrid Luka Modric ayaa lagu soo waramayaa inuu ogolaaday inuu qandaraas cusub u saxiixo Real Madrid. Modric ayaa.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (11-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (11-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra.

Read More