Day: August 11, 2018
Somali News

Itoobiya oo beenisay in la kala dirayo ciidamada Liyuuga

Adisababa-KNN-Maalmihii danbe iyada oo la isla dhexmarayay warar sheegaya in dhawaan ay suuragaltahay in la kala diro Ciidamada Liyuuga loo yaqaan ee ka.

Read More
Somali News

Dad Itoobiyaan ah oo lagu dilay Jabuuti

Jabuuti-KNN-Sida lagu daabacay wargeys kasoo baxa Itoobiya waxaa la dilay lix qof oo Itoobiyaan ah oo ku noolaa dalka Jabuuti. Wargeyska Ethopia Observer.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (11-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin :- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud:–.

Read More
Somali News

Aqriso:-Magacyada saraakiil sar sare oo Shabaab laga dilay

Qorooleey-KNN-Howlgal ciidamada Milatariga Soomaaliya ay ka sameeyeen duleedka degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa  lagu dilay saraakiil  Shabaab ah. Saraakiil ka tirsan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xigeenka Puntland “ma qaadan doonno nabad qoor qabad ah”

Garoowe-KNN-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cameey oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in  dagaalka Tukaraq  uu sii socon doono tan.

Read More
Somali News

Dhageyso:-Rag ka tirsan ONLF oo lagu qabtay Balanballe

Balanballe-KNN-Wararka naga soo gaaraya degmada Balanballe ee waqooyiga gobolka Galgaduud, ayaa waxa ay sheegayaan, in halkaa lagu qabtay rag hubeysan oo ka tirsanaa.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (11-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
News in English

UAE plans oil pipeline from Ethiopia to Eritrea in latest Horn of Africa move

The United Arab Emirates plans to build an oil pipeline connecting Eritrea and Ethiopia, the latest sign of the Gulf state’s increasing involvement.

Read More
Somali News

Isbitaalka Jigjiga oo ku dhaw inuu xirmo

Jigjiga-KNN-Magaalada Jigjiga waxaa gelinkii dambe ee Arbacadii soo gaaray koox dhakhaatiir ah oo ka kooban ilaa iyo dhowr iyo toban dhakhtar, kuwaasoo qaba.

Read More