Day: August 15, 2018
Somali News

Bandhigga buugaagta Muqdisho oo maanta bilaawday

Muqdisho-KNN- Maanta waxaa magaalada Muqdisho laga furay bandhigga buugaagta Muqdisho oo sanadkii afaraad si xiriira loo qabanayo. Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Mahdi.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{15-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (15-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (15-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Cabaad laga maqlay burburka buundada Janawa

Jenawa-KNN-Kooxaha gurmadka ayaa xalay oo dhan ku dadaalayay sidii ay dad nool uga soo saari lahaayeen buundadii shalay ku burburtay magaalada Genoa ee.

Read More
Somali News

Gawaari lagala soo baxsaday Kilinka Shanaad oo Balanballe lagu qabtay

Balanballe-KNN-Wararka naga soo gaaraya degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada amaanka ay gacanta kusoo dhigeen gawaari lagala soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (15-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Siciid Wasame Sabriye {Qarfaan};- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (15-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim :- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud:–.

Read More
Somali News

Baraha Kontaroolada Muqdisho oo xalay la kormeeray

Muqdisho-KNN-Hogaanka ciidamada Booliska iyo Asluubta Soomaaliya ayaa xalay waxa ay kormeer ku sameeyeen qaar kamid ah, baraha Kontaroolada ee ciidamada Boolisku kaga suganyihiin.

Read More
Somali News

Hogaanka NISA ee Jubaland oo Kismaayo laga soo masaafurinayo

Kismaayo-KNN-Maanta waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo dib looga soo celiyo saraakiil ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya, oo Jubaland ay udiiday in ay galaan.

Read More