Day: January 3, 2019
Somali News

Ciidamo cusub oo lagu wareejinayo amaanka Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir iyo Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegeen in la diyaariyay ciidamo aad u fara badan oo ka tirsan.

Read More
Somali News

Q.M oo baaraysa Go’aanka dalka looga ceyriyay Nicholas Haysom.

Muqdisho-KNN-Afhayeenka labaad ee Qaramada Midoobe Farhan Haq ayaa sheegay in ay baaritaano ku samaynayaan sababihii ka danbeeyay in dowlada Somalia ay ceerido wakiilkii.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{03-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (03-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Maxamed  Dalal Maxamuud:-.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (03-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Howlgal Militari oo xalay laga fuliyay Jubada hoose

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya Deegaano hoostaga Degmada Afmadow ee Gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in xalay ilaa iyo Saakay ayaa sheegaya in  dhaqdhaqaaqyo military.

Read More
Somali News

Xildhibaano war ka soo saaray Weerarkii ka dhacay Xalane iyo ceyrinta Nicholas Haysom.

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay Xildhibaano ka tirsan  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen Weerarkii maalmo ka hor.

Read More
Somali News

Gudoomiyaasha Degmooyinka oo laga dalbaday in isbadel deg deg ay la yimaadaan Sanadkan 2019

Muqdisho-KNN-Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo uu guddoominayey Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa.

Read More