Day: January 3, 2019
Somali News

Soomaaliland oo shacab ku xer xeray Laascaanood.

Laascaanood-KNN-Ciidamada amaanka ee Soomaaliland ayaa maanta magaalada Laascaanood ku xer xeray tobaneeyo shacab ah oo taageerayay mid ka mid ah Murashaxiinta maamulka Puntland..

Read More
Somali News

Xildhibaan Odowaa oo gaaray Gaalkacyo.

Gaalkacyo-KNN-Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen, Wasiirkii hore ee wasaaradda Arimaha Gudaha, iyo Federaalka ee Soomaaliya, ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug..

Read More
Somali News

Waa Side Nolasha Maxaabiista xabisyada Beladweyne ?.

Beladweyne-KNN-Xeer-ilaaliyaha magaalada Beladweyne ee gobolka Hiiraan,Maxamed C/qaadir, ayaa kawar bixiyay xaaladda Maxaabiista ku jira Xabsiyada magaalada Beladweyne ee maamulka HirShabeelle. Xeer-ilaaliyaha ayaa sheegay.

Read More
Somali News

Wiil Dhalinyaro ah oo lagu dilay magaalada Marka.

Marka-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa soo sheegaya in Askari ka tirsan Ciidamada Soomaaliya uu qof shacab ah.

Read More
Somali News

Qarax Khasaare dhaliyay oo ka dhacay Beladweyne

Beladweyne-KNN-Warar hordhac ah oo laga helay magaalada Beladweyne ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay Saldhigga magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wararka kala.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (03-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (03-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (03-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cali:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Somali News

AKHRISO:-Masuuliyiin ka tirsan Sh.Dhexe oo isbadel lagu sameeyay

Jowhar-KNN-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle  ayaa isbedel ku sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka.

Read More
Somali News

Mudanayaal ka tirsan labada aqal ee baarlamanka Mareykanka oo la dhaarinayo

Muqdisho-KNN- Iyadoo dhawaan la doortay xubno cusub oo ku soo biiray Cngresska Mareykanka ayaa waxaa lagu wadaa in la dhaariyo xubnaha cusub ee ku.

Read More