Day: January 28, 2019
Somali News

Sheekh Shariif oo dalbaday in dalka aan loo dhibaateynin naceebka qof gaar ah

Garowe-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo la hadlay boqolaal katirsan Arday Puntland ayaa dalbaday in qof gaar naceeb loo qabo.

Read More
Somali News

Daacishta Soomaaliya oo sheegtay iney baahi weyn u qabto dhaqaatiir Ajnabi ah

Muqdisho-KNN-Daacishta Soomaaliya ayaa ka dalbatay dhaqaatiirta kasoo jeeda wadamada reer galbeedka in ay Soomaaliya u yimaadaan sidii ay adeegyo caafimaad oo bilaash ah.

Read More
Somali News

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka oo kormeeray Xarunta Baarlamaanka Puntland

Garowe-KNN-Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka BFS Mahad Cabdalla Cawad iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer ku.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (28-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Somali News

Xildhibaan ka mid noqonaya Golaha shacabka oo maanta lagu doortay Baydhabo

Baydhabo-KNN-Magaalada Baydhabo ee Gobalka bay ayaa maanta  waxaa ka dhacay doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka  ee baarlamaanka Soomaaliya. Sida uu qorsha.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (28-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Somali News

SAWIRRO:-R/Wasaare Kheyre oo gaaray Nairobi

Muqdisho-KNN- Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (28-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]:- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

kulamo u dhexeeya madaxda dowladda dhexe iyo M/gobaleedyada oo weli ka socda Garowe.

Muqdisho-KNN-Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in maanta  la filayo in la soo gunaanado kulamada gaar gaarka ah oo shalay ilaa iyo hada.

Read More
Somali News

R/Wasaare Kheyre oo u ambabaxay dalka Kenya.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta booqasho rasmi ah ugu ambabaxay Dalka Kenya..

Read More