Day: March 6, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (06=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay dalka.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kaddib safarro uu ku tagay magaalooyinka Addis Ababa.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Cayaraha {06-03-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye.

Read More
Somali News

Guddoomiye waaxeed caawa lagu dilay Boondheere.

Muqdisho-KNN-Koox bastoolado ku hubeysnaa ayaa caawa waxaa ay Guddoomiye waaxeed ku dileen degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir. Dhalin yarada dilka geystay ayaa la.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (06=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo.

Read More
Somali News

Darawal mooto bajaajle ah oo maanta lagu dilay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Askari ka tirsan Ciidamada Canshuurta qaada ee loo yaqaano Minashiibiyada ayaa maanta waxaa uu Darawal Mooto Bajaajle ah ku dilay Isgooyska Sanca ee.

Read More
Somali News

Shir looga hadlayay ka hortaga abaaraha oo lagu qabtay Garoowe.

Garoowe-KNN-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir guddoomiyey kulan looga hadlayey ka hortagga abaaraha Puntland. Kulankan uu shir Guddoomiyey Madaxweyne.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanaagsan (06-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cabdiwili.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {06-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (06-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More