Day: March 6, 2019
Somali News

Howlgalo ka socda Gaalkacyo iyo dad badan oo loo qabtay.

Gaalkacyo-KNN-Ciidamada amaanka ayaa kordhay howlgalada ay ka wadaan Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug. Howgalkan ayaa waxaa loogu magac daray Caa’isha Maxay galabsatay,.

Read More
Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{06-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (06-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Cali Maxamed :- Farsamadii:–Iqra Axmed.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (06-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dowladda oo war ka soo saartay Muranka Badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Muqdisho-KNN-Dowladda federaalka Soomaaliya  ayaa waxaa ay faahfaahin ka bixisay kulan  maanta  Magaalada Nairobi ku dhexmaraya hogaamiyaasha Wadamada Soomaaliya, itoobiya iyo Kenya. Waxaa ayna.

Read More
Somali News

Soomaaliland oo ka hadashay kulankii dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Abiy Ahmed.

Hargeysa-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay Xukuumada Somaliland ayaa waxaa looga hadlay  kulankii Magaalada Addis Ababa ku dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi.

Read More
Somali News

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo maanta ku kulmaya Kenya.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaaha dowladda Federaalka  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa xalay waxaa ay gaareen Magaalada Nairobi ee  dalka Kenya,.

Read More