Day: March 6, 2019
Somali News

Soomaali badan oo ku xayiran Garoonka diyaaradaha ee dalka Kenya

Nairobi-KNN-Waxaa maanta hakad ku jira shaqadii garoonka diyaaaraha ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana dadka ay saameenta ku yeelatay kamid ah.

Read More
Somali News

Xeer ilaaliyaha Qaranka “40 sano jir kufsaday 5 sano jir ayaa ku xiran Muqdisho”

Muqdisho-KNN-Axmed Cali Daahir xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo ka hadlay shirweynaha haweenka ee ka furan magaalada muqdisho, islamarkaana lagu wado inuu soo.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (06-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta waxaa.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (06-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Shariif Cabdulle.

Read More
Somali News

DEG DEG:-Somaaliya iyo Kenya oo heshiis ku gaaray Nairobi

Muqdisho-KNN- Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo la kulmay wafdi ka socday Sucuudiga

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Puntland waxaa uu ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Sacuudiga oo gaaray magaalada.

Read More
Somali News

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo kenya oo maanta kulan ku yeeshay Nairobi.

Muqdisho-KNN-Madaxweynayaasha dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta waxaa uu kulan ugu socdaa Magaalada Nairobi ee  dalka Kenya. Kulanka ayaa labada masuul maanta waxaa.

Read More
Barnaamijyo

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (06-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cali :- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Guddoomiye Mursal oo gaaray Dalka Turkiga.

Muqdisho-KNN-Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan Guddomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka soo ambabaxay Magaalada Cammaan ee Dalka.

Read More
News in English

Somalia and Kenya counterparts to ease diplomatic tension

Mogadishu-KNN-Somalia President Mohamed Abdullahi Farmajo and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed arrived together to Nairobi, Kenyan capital on Tuesday night after they departed.

Read More