Day: March 7, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (07-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-  Cabdullahi Maxamed Cali :- Farsamadii:-Crisaaq Xasan.

Read More
Somali News

Daawo:- Qaraxii ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya gaari qarax  laga soo buuxiyay waxyaabaha oo maanta ka dhacay meel u dhow Maqaayad lagu Magacaabo.

Read More
Somali News

Deg Deg:-Qarax xoogan oo Goordhow ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Qarax xoogan ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay Meel u dhow Nawaaxiga Xaawo taako ee Magaalada Muqdisho. Dhawaqa qaraxa ayaa laga maqlay guud.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{07-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
News in English

Kenya, Somalia fail to settle border row

Mogadishu-KNN-Kenya Thursday failed to reach an agreement with Somalia on how to settle a border dispute in a meeting Ethiopian Prime Minister Abiy.

Read More
News in English

Kenya, Somalia to ‘work towards peace’ in sea border spat

Mogadishu-KNN-Kenya and Somalia agreed Wednesday “to work towards peace” in a spat over an oil- and gas-rich region of the Indian Ocean, said.

Read More
Somali News

Jubbaland oo war ka soo saartay ciidamada Kenya ee ka baxay Gedo.

Kismaayo-KNN- Maxamuud Sayyid Aadan  Madaxweyne ku xigeenka 1 aad ee Maamulka Jubbaland  oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubada Hoose ayaa.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (07-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:–.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Puntland oo xal ka gaartay xiritaanka Suuqa kalluunka ee Boosaaso.

Muqdisho-KNN-Faarax Cawaash Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in la xaliyay dhibaatadii ka taagneed xiritaanka suuqa Kaluunka.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (07-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More