Day: March 16, 2019
Somali News

Iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan hal Askari ayaa ku dhintay tiro kalane way ku dhaawacmeen israsaaseyn maanta Ciidamo katirsan Booliiska Soomaaliya iyo ilaada Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid.

Read More
News in English

Djibouti President Omar Guelleh visits Somalia

Mogadishu-KNN-Djibouti President Ismail Omar Guelleh arrived in Somalia on Saturday for an official visit in which he will hold talks with Somali leader.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (16-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Burhaan.

Read More
Somali News

Fanaaniin Qaran oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Mogadishu-KNN-Fanaaniinta Soomaaliyed ee Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal ayaa maanta yimid Magaaladda Muqdisho kadib sanado badan oo ay dalka dibadiisa ku.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (16-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jabuuti oo Muqisho yimid

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa yimid magaladda Muqdisho, waxaana uu la kulmay soo dhaweyn aad loo diyaariay. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (16-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare] :- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{16-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (16-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:–Cabdi.

Read More
Somali News

Ciyaartoyda Soomaaliya oo Billado dahab ah kasoo hooyay Tartan Caalami ah + SAWIRO

Muqdisho-KNN-Ciyaartoyda Xulka qaranka Soomaaliya ee Cayaaraha fudud ayaa guul taariikhi ah kasoo hoyay tartan cayaaraha fudud oo dalka Djibouti maanta lagu qabtay, waxayna.

Read More