Day: March 16, 2019
Somali News

Madaxweyne Trump oo markii u horreeysay Adeegsaday Codkiisa Diidmada Qayaxan

Madaxweyne Donald Trump ayaa codka diidmada qayaxan u adeegsaday Qaraar uu aqalka Congress-ka dalkaasi ku diiday xaaladda degdegga ah ee uu Trump ku.

Read More
Somali News

Nin lagu eedeeyay Weerarkii New Zealand oo maxkamad lasoo taagay

Ninka sida wayn loogu tuhunsan yahay in uu ka dambeeyey toogashadii ka dhacday Labo masjid oo ku yaala dalka New Zealand ayaa Maxkamad.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (16-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Diyaaradaha Mareykanka oo bur-buriyay Gawaari Qaraxyo oo Muqdisho ku soo wajahnaa 

Marka-KNN-Wararka ka imaanayo magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa soo sheegaya in Ciidamada Soomaaliya ee Kumaandooska iyo kuwa Mareykanka ay bur-buriyeen.

Read More
Somali News

Milateriga Soomaaliya oo sheegay in Bakool ay ku dileen dagaalamayaal Al-shaabab ah

Xudur-KNN-Taliska Ciidamada Milateriga Soomaaliya ee Gobalka Bakool ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal Ciidamada Milateriga Soomaaliya iyo Al-shabaab ku dhax-maray degaanka Ceel-lahelay ee.

Read More
News in English

Somalia calls for ‘united stand against terror’ after New Zealand shooting

Mogadishu-KNN-“We stand in solidarity with the New Zealand government and the Muslim community.” Farmajo tweeted. “We must unite to defeat the evil of.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jabuuti oo ku soo wajahan Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi katirsan Dowladd dalkaasi ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho sida ay shaacisay Dowladda Soomaaliya..

Read More