Day: March 21, 2019
Tafsiir Uncategorized

Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{21-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi :- Farsamadii:-Shariif.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaaday deegaanka Buula Mareer.

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay waxaa ay weerar ku qaadeen saldhig ayt Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa kuwa AMISOM ay ku leeyihiin.

Read More
Somali News

Baaritaano xalay laga sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka G/banaadir.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa xalay waxaa ay qof shacab ah ku dileen degmada Boodheere ee Gobalka Banaadir. Dilka ayaa waxaa uu si gaar ah.

Read More
Somali News

Dalka New Zealand oo Hubka militaryga laga mamnuucay.

Muqdisho-KNN-New Zealand waxaa ay mamnuuci doontaa dhamaan qaybaha hubka boobaha ah ee loo naqshadeeyay in ay militarygu isticmaalaan kuwaas oo ku nuuc ah.

Read More