Day: March 21, 2019
Somali News

Wadayaasha gaadiidka mooto Bajaajta oo maanta banaanbax ka dhigay Jowhar

Jowhar-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle, ayaa soo sheegaya in maanta uu halkaasi ka dhacay banaanbax ay dhigayn dhalinyarada ka.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (21-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (21-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Cabdi Risaaq.

Read More
Somali News

Dowladda oo soo bandhigtay ciidamo loo diyaariyay badbaadinta dadka ku hafta biyaha bada

Muqdisho-KNN-Ciidankan loo tababaray badbaadinta dadka ku hafta biyada badda oo loo sameeyay Garoonka Aadan Cadee tan iyo Bur burkii Dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geystay Mudug.

Gaalkacyo-KNN-Wararka ka imaanaya  gobolka Mudug ayaa sheegaya  in xalay maleeshiyaad hubeysan ay hoygooda ku weerareen Qoys ku sugnaa nawaaxiga  tuulo  lagu Magacaabo xaafoodle.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (21-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cali :- Farsamadii:-Cabdi Risaaq Xasan.

Read More
Somali News

Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ka hadlay cabasho ka soo yeertay ciidamada Xoogga.

Muqdisho-KNN-Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ah Xoghayaha Guddiga Difaaca ee Golaha Shacab ee Baarlamaanka soomaaliya oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu ka.

Read More
Somali News

Guddiga joogtada ah ee golaha Shacabka oo Maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Guddiga joogtada ah ee golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay kulan  ku yeeshaan Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Gen. Indha Cade oo madaxda dowladda ugu baaqay in ay wax ka qabato cabashada ka soo yeertay ciidamada.

Muqdisho-KNN-Janeraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade)  oo wareysi siiyay idaacadda Kulmiye ayaa waxaa ka hadlay cabashada maal mahan ka soo yeeraysay ciidamada xoogga dalka,.

Read More
Somali News

Puntland oo mamnuucday in ciidanka Col.Caare ay hub la galaan G/Bari.

Qardho-KNN-Wararka ka imaanaya Magaalada Qardho ee Gobalka Bari ayaa sheegaya in Maamulka puntland uu deegaanadiisa ka mamnuucay ciidamada Jabhadda uu hogaamiyo Corneal Siciid.

Read More