Day: March 23, 2019
Somali News

Madaxweynaha Mareykanka oo eed loo jeediyay.

Muqdisho-KNN-Dacwad oogaha gaarka ah ee Robert Mueller ayaa xeer ilaaliyaha guud ee dowlada mareykanka u gudbiyay xog u ruurin ku aadan doorkii ay.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{23-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (23-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:–Iqra Axmed.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (23-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Taliye Indha Qarshe oo markale ka hadlay cabashada Ciidanka.

Muqdisho-KNN-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa markale waxaa uu ka hadlay Ciidamaddii dhawaan kasoo baxay furumaha dagaalka ay kaga.

Read More
Somali News

Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu soo qabtay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka ayaa Howlgal qorshaysan waxaa ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho 21-kii Bishan, waxayna gacanta Ku soo dhigeen xubin ka tirsan Al-shabaab. Sarkaalka.

Read More
News in English

Gen. Waldhauser, Amb. Yamamoto meet with Somali leaders

Mogadishu-KNN-U.S. Marine Corps Gen. Thomas D. Waldhauser, commander of U.S. Africa Command (AFRICOM), and U.S. Ambassador to Somalia Donald Yamamoto met with senior.

Read More
Somali News

Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiis kala saxiixday.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay Istanbul kula saxiixday heshiis dhiggiisa Turkiga Mudane Mevlüt Çavuşoğlu..

Read More