Day: March 23, 2019
Somali News

Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-shabaab ee maanta

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa goordhow soo gaba-gabeeyay weerar ku bilaawday Qaraxyo oo ay maanta Al-shabaab ku qaadayn xarumo wasaaradeed oo ku yaala degmada.

Read More
Somali News

DF-ka oo u yeertay Safiirka Soomaaliya xarunta UN-ka ee Geneva

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Arimaha dibadda Soomaaliya ayaa maanta u yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya xarunta Xaquuqul Insaanka Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva. Muddo todobaad.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (23-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (23-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Cabdi Risaaq.

Read More
Somali News

Ciidamo ku dhintay Qarax miino oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 3 Askari oo Milateri ah ayaa ku dhintay tiro kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii gaari ay saarnaayeen uu haleelay.

Read More
News in English

Breaking: twin blasts rocked in Mogadishu targeted to government building

Mogadishu-KNN-At least two people were killed and more injured after two car bombs rocked in Mogadishu on Saturday. Witnesses told Kulmiye News Network.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (23-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} :- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Muqdisho, Qaraxyo goordhow ka dhacay Xarumo Wasaaradeed

Muqdisho-KNN-Qaraxyo gawaari loo adeegsaday ayaa goordhow ka dhacay dhismaha Xarumo Wasaaradeed oo ku yaala Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Qaraxyada oo kala dambeeyay.

Read More
Somali News

Rwanda oo xukun Ku riday rag xiriir la leh Al-shabaab iyo Daacish.

Muqdisho-KNN-Maxkamada Sare ee dalka Rwanda ayaa xukun ku ruday illaa iyo 15 ruux oo loo haysto in ay katirsanaayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo Daacish..

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddiga ka shaqeeya xulista Xildhibaanada golaha deegaanka Gaalkacyo

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxaa uu magacaabay guddigq soo xulista xildhibaannada golaha degaanka degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug..

Read More