Month: March 2019
Somali News

Maamulka Gobalka Banaadir oo laga dalbaday inuu dib u furo wadooyin xiran ee Xamar jajab

Muqdisho-KNN-Ismaaciil Mukhtaar Cumar Oronjo Guddoomiyaha degmada Xamar jajab ee Gobalka Banaadir oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in wadooyinka qaar.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Puntland oo maanta meel mariyay miisaaniyad sanadeedka maamulkaasi

Garoowe-KNN-Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta meelmariyay  miisaaniyad sanadeedka ee Xukuumadda Cusub ee Maamulkaasi, kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe. Kulanka ayaa.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (31-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Yuusuf.

Read More
Somali News

Debkii maanta ka kacay Guriceel oo la damiyay

Guriceel-KNN-Boqolaal shacab ah oo isugu soo baxay deminta Deb khasaara badan dhaliyay ayaa maanta barqadii ku guuleestay daminta Debkaasi. Shacabkaan iyo Maamulka degaanka.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (31-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo Isbuuc gudihiis toogasho ku dilay, ku-dhowaad 10 qof

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa kordhiyay toogashada qaar kamid ah dadka ku hoos nool oo ay ku eedeeyeen falal la xariisa basaasnimo. Muddo Isbuuc gudihiis.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (31-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} :- Farsamadii:-Crisaaq Xasan.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Casharka Tafsiirka {31-03-2019}=suuratu anfaal=Darsigii-7Aad-Q {211}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (31-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Cali Maxamed :- Farsamadii:– Cabdi.

Read More
Somali News

RW Kheyrre oo guddi wasiiro ah u saaray amniga dalka

Muqdisho-KNN-Raysal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa guddi wasiiro ah u saaray amniga dalka oo mudooyinkii ugu dambeeyay sii xumaanaya. Shir deg.

Read More