Day: May 3, 2019
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (03-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Faadumo.

Read More
Somali News

Amaanka garoowe oo maanta aad loo adkeeyay.

Garoowe-KNN-Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa aad u adkeeyay amniga guud ee magaalada Garoowe, halkaasi oo la filayo in ay gaaraan Madaxda Dowladda Dhexe.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (03-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Shiikh Salaad Cantoob Xasan:-.

Read More
Somali News

Maamulka Gobalka Gedo oo eedeyn u jeediyay Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Sheeq Maxamed Xuseen Al-qaadi oo ah guddoomiye ku xigeenka gobolka Ged oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu eed u jeediyay dagaalamayaasha.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (03-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Baaritaano xalay laga sameeyay Degmada Waabari.

Muqdisho-KNN-Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxay baaritaano ka sameeyeen xaafadaha degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir. Baaritaanka ayaa waxaa si gaar ah.

Read More
Somali News

Guddi ka shaqeeya kala-saarista Shirkadaha u tartamaya Fulinta adeegga Xajka oo la shaaciyay.

Muqdisho-KNN-Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta wee xukuumadda soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqday guddi ka shaqeeya kala saarista shirkadaha utartamaya fulinta adeegga xajka ee.

Read More
Somali News

Puntland iyo Galmudug oo ka horyimid Sharci ku saabsan doorashooyin.

Muqdisho-KNN-Maamulka Puntland iyo galmudug ayaa ayaa qaadacay oo ka hor yimid qaabka loo meel mariyay Ansixinta Xeerka Doorashooyinka oo ay  shalay meel mariyeen.

Read More