Day: May 5, 2019
Somali News

Duqeymo xoogan oo xalay ka dhacay Jilib iyo Bu’aale

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada dhexe gaar ahaa degmooyinka Jilib iyo Bu’aale oo ka wada tirsan gobolkaasi ayaa waxa ay sheegayaan in.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (05-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Maxamed Cali Maxamed.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (05-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dagaal culus oo xalay ka dhacay Bariire

Afgooye-KNN-Dagaal u dhexeeya Ciidamada xooga dalka iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa saqdii dhexe ee xalay ka dhaxcay deegaanka Bariire oo ka tirsan gobolka Shabeellada.

Read More
Somali News

Xildhibaanada Aqalka Sare oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdiho

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay fariimo loo diray waxaana  lagu war geliyay in Maanta oo Axada ah, 05.05.2019, Saacada 9:00.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo kordhiyay afduubka Caruurta ka yar 15 jirka ee ku nool gobolada Mudug &Galgaduud

Dhuusamareeb-KNN-Dagaalamayaasha Al-shabaab ee ku sugan ee degaano kamid ah Gobalada Mudug iyo Galgaduud ayaa kordhiyay Afduubka loo gaysanayo dhalinyarada ka yar 15 sano.

Read More