Day: May 5, 2019
Somali News

Saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin duleedka Mandheere oo la weeraray

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegay in ay weerareen saldhig booliis oo ku yaalo meel u dhaw degmada Mandheera ee dhacda xadka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo furay Shirka madaxda dowladda dhexe iyo kuwa Maamul gobaleedyada.

Garoowe-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Shirka Wadatashiga Heer Qaran oo maanta ka furmay magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad.

Read More
Somali News

Guddiga Xuduudaha Qaranka oo maanta hortagay Golaha Aqalka Sare

Muqdisho-KNN-Guddiga xaduudaha Qaranka ayaa Maanta wxaa ay hortageen xildhibaannada aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya iyaga oo soo bandhigay dhererka iyo badka goobaha ay.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo la sheegay In masuul ka tirsan Jubbaland ay ka afduubteen Gedo.

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya inta u dhexeysa degmooyinka Buurdhuubo iyo Garbahaarey ayaa ku waramaya in ay Al-Shabaab ka afduubteen masuul ka tirsan maamulka.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (05-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (05-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Somali News

Wasiir Cabdirashiid Xasan ”Dalka Abaar Dhibaatadeeda Wadato ayaa ku soo socoto”

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Gargaagarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dawladda Soomaaliya iyo Wasaaradaha Gargaagarka ee Dowlad Goboleedyada oo ku shiray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dalku.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (05-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullahi Maxamed Cali:- Farsamadii:Cabdi Risaaq Xasan.

Read More
Somali News

Diyaarad ay lahaayeen militariga Venezuela oo bur-burtay

Muqdisho-KNN-Diyaarad ah nuuca qumaatiga ku kaca oo ay leeyihiin Ciidanka militari-ga dalka Venezuela ayaa bur-burtay waxaana ku dhintay Todobo qof oo saarnaa, sida.

Read More
Somali News

Ururka Xamaas oo Madaafiic ku weeraray Isra’iil

Muqdisho-KNN-Xoogagga Xamaas ee ku sugan marinka Gaza ayaa Isra’iil ku riday in ka badan 200 oo gantaal, sida ay ciidanku sheegeen waxayma Ciidanka.

Read More