Day: May 6, 2019
Somali News Uncategorized

WARKA SUBAX 8:00AM (06-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Weerar ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay waqooyiga Afghanistan.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 13 ruux ayaa dhimatay halka tobanaan kalana ay dhaawacmeen kadib markii dagaalamayaal katirsan ururka Taliban ay weerareen xarunta booliska ugu wayn.

Read More
Somali News

Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta kulan ku leh Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxaa ay kulan ku leeyiheen Magalada Muqdisho. Ajendaha  kulanka Maanta ayaa ah.

Read More
Somali News

Malaayiin muslimiin ah oo maalinta 1-aad ee bisha Ramadan Sooman.

Muqdisho-KNN-Inta badan caalamka islaamka ayay maanta u tahay maalinta 1-aad ee bisha Barakaysan ee Ramadaan sanadda 1440 Hijriyah.  Malaayiin qof muslimiin ah ayaa.

Read More
Somali News

Qaramada Midoobe oo hambalyo u dirtay shascabka Soomaaliyeed.

Muqdisho-KNN-Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,.

Read More
Somali News

R/Wasaare Kheyre oo ka hadlay bilashada bisha Ramadaan.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan “Waxaan dhammaan shacabka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ka dalbaday in ay la shaqeeyaan Laamaha amniga.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan..

Read More