Day: May 6, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (06=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Dowladda oo badashay waqtigii ay shaqaaleheeda soo howl gali jireen

Muqdisho-KNN-Wasaarada Shaqada iyo arimaha Bulshada ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa is bedel ku sameysay jadwalka shaqaalaha dowladda. Wasaaradda ayaa sheegtay in inta lagu.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (06=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim Iyo Cabdullahi.

Read More
Somali News

Shabaab iyo Militariga Soomaaliya oo ku dagaalay deegaano ka tirsan Shabeellada Dhexe

Jowhar-KNN-Ciidamada militariga Soomaaliya ayaa maanta weerar ku qaaday tuulada Yaaqle oo ku dhaw deegaanka Xawaadley ee hoos taga degmada Balcad ee gobolka Shabeellada.

Read More
Somali News

Wararkii ugu danbeeyay Shirka Wadatashiga Qaran oo maalintii labaad Garowe ka socda

Garowe-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoominaya Shirka Wadatashiga Heer Qaran oo maalintii labaad ka socda magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Madaxdu.

Read More
Somali News

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika oo aan maanta Soomin

Koonfur Afrika-KNN-Iyadoo inta badan dunida Islaamka Maanta ay u tahay maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa maanta waxaa soomin jaaliyadda Soomaaliyeed.

Read More
Somali News

Kormeerayaal loo tababaray ilaalinta imtixaanka Qaranka

Muqdisho-KNN-Wasaaradda waxabarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar ugu soo gaba gabeysay in ka badan 50-kormeere oo.

Read More
Somali News

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Muqdisho ka furay Shir Looga hadlayo tayeynta talinta sharciga

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay shirka billaha ah ee ay isugu yimaadaan Bahda Cadaaladda Soomaaliya ee.

Read More
Somali News

Xukuumada Soomaaliya oo soo bandhigtay qorshe lagu afurinayo in ka badan 20,000 oo qoys

Muqdisho-KNN-Barnaamijkaan maanta ay daah furtay Xukuumadda soomaaliya ayaa lagu sheegay in lagu afuri  doono dad ka badan 20,000 oo barakacyaal Soomaaliyeed ah. Baracayaasha.

Read More
Somali News

Inkabadan 40 ruux oo ku geeriyootay shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Ruushka

Muqdisho-KNN-Inta laxaqiijiyay 41 ruux ayaa dhimatay kadib markii uu dab qabadsaday mid kamid ah diyaaradaha dalka Ruushka. Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa.

Read More